Itoobiya oo sharaxday Sababta ay Somaliland iyo Puntland ugu dartay dalalka ay …

Dowlada Itoobiya ayaa ka hadashay qoraal lagu daabacay bogga Wasaarada Arimaha Dibadda dalkaasi oo lagu soo bandhigay dalalka ay Itoobiya ku leedahay Safaaradaha iyo matalaada diblumaasiyadeed. Wasaarada Arimaha dibadda Itoobiya ayaa dalalka ay mataalada diblumaasiyadeed ku leedahay ku dartay maamulada Somaliland iyo Puntland, waxa ayna taasi ka careesiisay Soomaali badan oo u garatay in Itoobiya … Continue reading Itoobiya oo sharaxday Sababta ay Somaliland iyo Puntland ugu dartay dalalka ay …